Shirka golaha wasiirrada oo ahaa laba qeybood qeybtiisa hore waxaa shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay...
Xisbiga Daljir ayaa maanta deeq lacageed guddoonsiisay carruur agoon ah oo Jimciyadda SOHEDA ay gacanta ku heyso, kaasi oo loogu...
Maamulka Degmada Waaberi oo kaashanaya Taliyaha Saldhigda Degmada ayaa maanta tababar ku aadan dhanka sawir qaadista ah u furay 30...
R/wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, wasiirka haweenka iyo xuquuqul Insaanka iyo danjirayaasha qaar ka mid ah wadamada caalamka u...
Iyadoo lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa guddiga afurinta dadka sooman ee danta yare waxaa ay wadeen mashruuc...
Munaasabad Baroordiiq ah oo uu soo qaban qaabiyay guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo kaashanaya Xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud ayna ka...
Wararka naga soo gaaraya tuulada Ceel-guduud ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in salaaddii maqrib kadib uu dagaal ka qarxay Buuraha...
Hoolka uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galguduud ee magaalada cadaado ayaa waxaa maanta si arasmi...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho