Kulanka ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Safaaradda Dowladda Turkigu ku leedahay magaalada Muqdisho waxaana ay mas,uuliyiintu ka wada hadleen...
20 April 2015, Muqdisho:Madaxweynaha Jamhruiyadda Federeealka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka maanta lagu...
Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleemosaarayay nabadoon ka mid ah Nabadoonada Soomaaliyeed, kaasi oo...
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil iyo xabsi ciidan ku riday askar ka tirsan ciidanka, kadib...
Ciidamada dowladda ayaa baadi goobaya kooxo hubeysan oo shalay gelinkii dambe labo askari ku dishay magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud,...
Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal, kaasi oo ay ku geeriyoodeen tiro dad...
Aqaba, Jordan 19 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda Bariga Afrika ayaa maanta si...
Afhayeenka Ciidanka Nabadgelyada Midowga Afrika ee AMISOM Col Njuguna oo wareysi gaar ah siiyay Radio Mqudisho ayaa ka hadlay weerarkii...
Xaflad si heersare loo soo agaasimay ayna ka qeybhaleen Ururada Haweenka, Dhallinyarada, Midowga Jaamacadaha, Wasiirka Dhallinyarada iyo Xildhibaanno oo lagu...
Ciidamada hay'adaha amniga ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay toogasho ku...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho