Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Wefdigan oo uu hogaaminayay wasiiro dowlaha wasaaradda arimaha iyo federaalka C/rashiid Maxamed Xidig oo ay kamid ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan...
Ra’iisulwasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo maalintii labaad ku gudaha jira kormeer uu ugu kuurgalayo...
Tababar ay soo qabanqaabisay wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa loo qabtay qaar ka gabdhaha suxufiyiinta ka howgla Idaacadda Muqdisho,...
Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wasiirka arrimaaha gudaha iyo federaalka xukuumadda...
Afar Boqol iyo Konton qof oo ah qoxooti Yemaniyiin ah oo ka soo cararay dagaalka dalkooda ka socda isla markaana...
Isu soo bax lagu taageerayay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta ka dhacay garoonka kubadda cagta C/laahi Ciise ee magaalada...
Wasiiru Dowlaha Arrimaha gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rishiid Maxamed Xidig ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo, iyadoo ay la...
Howlgalo balaaran oo looga soo horjeedo Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS ayaa ciidamada Maamulka Jubba waxay ka wadaan gobolada...
Mogadishu, 04 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho