Kulankan ay bulshadu kaga doodayeen qabyo qoraalka Dastuurka maamulka Mudug iyo Galgaduud ee maanta lagu qabtay Cadaado ayaa waxaa soo...
Ammaanku waa udub dhexaadka nolosha, la’aantiisa suurto gal ma ahan in dal iyo dad meel ku wada nooli horumar...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qeyb galay shirkii sanadlaha...
Howlgalkani Ciidamada Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
Guddomiye kuxigeenka degmada Xudur Aadan Cabdi Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidammada Xoogga Dalka ay howl...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in dib loo dhigay waqtiga la qaadi lahaa Imtixaannaadka dugsiyada waxbarasho ee gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka hesho Miisaaniyad xadidan beesha Caalamka, isagoo...
Markabka Dowladda Soomaaliya ay u dirtay in uu soo qaado Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo shalay ka soo shiraacday Dekeda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud shir jiraa’id uu xafiiskiisa ku qabtay ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho