Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xaquuqul Insaanka, Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa walaac weyn ka muujisay xaaladda Soomaalida ku sugan...
Ugu yeraan 17 qof ayaa ku geeriyootay 60 kalena waa ay ku dhaawacmeen weererkii maanta oo Khamiis ah ay kooxo...
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Marwo Khadro Bashiir Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulntay Safiirka Imaaradka u fadhiya...
Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in hadda ay rasaas oa socoto...
Ku dhawaad Lixdan qoys oo Soomaali ah oo kasoo carartay qala-laasaha ka taagan dalka Yemen ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Kampala ee caasimadda...
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawa Maxamed Xasan oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Cali Sheekh...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo arrimo caafimaad u joogay dalka Turkiga ayaa ka baxay Isbitaalkii uu...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adaha taageera Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga...
بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، وعلى آله وأصحابه ومن والاه. Hay’adda Culumada Soomaaliyeed waxay...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho