Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Guddoomiyaha Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in doorashadii maanta ay ku dhacday si cadaalad ah, isla...
Munaasabadaan ku saabsaneyd qalin jebin Qur'aanka Kariimka Dufcaddii saddexaad ee M'asasad Umul Qura oo ay ka qalan jabinayeen 23 aday...
Shirkan oo loogu magac daray ka hortaga fikirka guracan ee kooxaha xagjirka ah oo mudo 3-maalin ah ka soconayay Xarunta...
Dibad bax looga Soo horjeeday nadaafad darro iyo Biyo la’aan ka jirta Degmada Kamukunji ayaa waxa uu ka dhacay xaafada...
Doorashada guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa la guda galay, iyadoo la doortay guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo...
Munaasabadan oo lagu xusayay sanadguudii 38 ee kasoo wareegatay markii ay xornimada qaadatay dowlada Jabuuti 27-kii June ee sanadkii 1977...
Munaasabadaan oo lagu maamuusayey sanad guuradii 38 aad ee kasoo wareegatay markii dowladda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay Gumeystihii Faransiiska...
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo khudbad ka jeediyay gabo gabadii...
Cali Gacal Casir oo u taagnaa xilka Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa ku guuleystay doorashadii maanta oo ay ku tartamayeen ilaa...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho