Wasiirka dhalinyarda iyo Isbortiga Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux iyo wafdi uu hogaminayao ayaaka qayb galay ciyaaro orad ah oo lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ugu horeyn waxaa uu tagay Dugsiga Yaasiin Cismaan oo kamid ah xarumaha uu...
Shirka golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga doodey xeerka Nidaamka Garsoorka Federaalka oo ay soo diyaarisay wasaaradda Cadaaladda, shirka...
Munaasabad Balaaran oo lagu taageerayay Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye Malaaq Xasan Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye , ayaa waxaa lagu...
Maareeyaha guud ee hay,ada duulista rayidka iyo saadaasha hawada ee dowlada Soomaaliya Eng. Cali Maxamuud Ibraahim Cali madoobe oo u...
Kulankaan oo looga hadlayey qaabka shacabka Soomaaliyeed loogu baraarujin lahaa sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen kheyraadka dalka oo ay kamid...
Munaasabad ka dhacday hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud waxa uu si rasmi ah...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan xubno katirsan golaha wasiirada ayaa maanta kormeer ku tagey qaar...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aduun gaaraya ilaa 100,000 U$ boqol kun oo dollar ay ku raadinayso horjooge katirsan kooxda...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho