Wefdi uu hogaaminaayo Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholos Kay ayaa maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kula kulmay dhigiisa dalkan Abdifatah Al...
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha labaad ee...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Bay'ada ee Xafiiska Raiisulwasaaraha Prof. Burci Maxamed Xamza oo dalka ku soo laabtay kadib markii uu ka...
Maamulka Degmada Xamar Jabjab oo kaashanaya shacabka Degmada ayaa waxaa uu bilaabay olole nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda Degmada....
Maxkamada ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya faraceeda Gobolka Hiiraan ayaa Xukunno ku riday 10 Askari oo ka tirsan Ciidanka Qalabka...
Linkiga hoose ka fiiri Warsaxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Ee Xukuumadda Soomaaliya. Warsaxaafadeed_WXDD PDF1
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji...
Wafdigani uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Dalka Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, iyadoo si...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar kula kulmey Madaxweynaha...
RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho