Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminayey ee tagay magaalo madaxda maamulka Jubba-land ee Kismaayo...
Guriceel, March 4, 2015….. Wasiirka Difaaca Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahaan socdaal howlleed ku joogay deegaanka Guriceel...
Mootadani loo yaqaano mooto bajaaj ee lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ciidamada ammaanka ee Soomaaliya waxa ay ku soo...
Midowga Yurub (EU) iyo Adventist Relief Agency (ADRA) waxay bilaabeen barnaamij cusub oo 3 sano ah ujeedadiisuna ay tahay isticmaalka...
Munaasabad shahaadooyin iyo abaalmarino lagu guddoonsiinayay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo dalxiiska iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta...
Madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo dhameystiray magacaabista golihiisa Wasiirada, si loo dar dargeliyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa saaka shir gudoomiyey kulan looga arinsanayey dar dargalinta barnaamijka...
Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale ''Qaaddiid'' ayaa maanta lagu soo dhaweeyay degmada Carmo oo ka tirsan Gobalka...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho