Xarunta Jaaliyada Yemen oo ku taala degmada Shibis ee gobolka Banaadir isla markaana hadda Kam u ah dad isugu jira...
Shirkaani oo looga Tashanayey hormarinta iyo tayeynta waxbarashada dalka, dardar galinta qorshaha wasaradda waxbarashada xukumadda Soomaaliya ay ku doonayso in sanadkaan ay...
Cabdullaahi Maxamed Saneey Agaasimaha waaxda dabdamista iyo danabka ee Gobolka Banaadir oo howlo shaqo u tegay dalka Britain ayaa...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo xalay ku hooyday magaalada Ksimaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu...
Taliyaha ciidanka xoogga ee degmada Buulo Burte Gaashaanle Cabdullaahi Barre Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgallo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa caawa dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Banaadir kala hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdsiho, taas oo u jeedkeedu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, madaxweynaha...
Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa guddi soo baara dilkii ALLAHA u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi iyo dadkii kale ee...
26 May 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta...
Muqdisho, 26, May, 2015...Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay gudiga kormeerka Maareynta...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho