Akhristayaashena sharafta leh, waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa khudbadii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ka jeediyay xafladdii xalay lagu qabtay Muqdisho...
Tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL 15-May...
Siminaar lagu baranayo habka kormeerka mashaariicda iyo hubinta wax soo saarrka dalka oo ay ka qeyb galayaan 25 qof ayaa maanta...
Xildhibaan Qaasim Cali Nuur oo kamid ah musanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee ka soojeeda degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa...
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay, oo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, isla...
Mogadishu, 16 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Munasabadaan oo lagu maamuusayey maalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15ka may, isla markaana lagu xasuusanayeys 72 sano guuradii ka soo wareegtay...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed aysan u doodin dadka lagu tuhmo inay ka tirsan...
Munaasabad lagu weyneynayo maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa hadda ka socota magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galayaan madax ka tirsan...
Iyadoo maanta si weyn loogu dabaal-dagayo xuska 15-ka May oo ah maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa munaasabad maalintan lagu xusayay waxaa lagu...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho