Afhayeenka Ciidanka Nabadgelyada Midowga Afrika ee AMISOM Col Njuguna oo wareysi gaar ah siiyay Radio Mqudisho ayaa ka hadlay weerarkii...
Xaflad si heersare loo soo agaasimay ayna ka qeybhaleen Ururada Haweenka, Dhallinyarada, Midowga Jaamacadaha, Wasiirka Dhallinyarada iyo Xildhibaanno oo lagu...
Ciidamada hay'adaha amniga ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay toogasho ku...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley madax ka socotey hay’adda UNHCR oo ay hogaamineysey...
Shirkan Oo uu soomaaliya uga qeybgalay Wafdi uu Hoggaaminayo M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud Ayaa looga hadlay Xaaladaha...
Caqaba, Jordan 19 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley shir madaxeed gaar...
Allah u naxariistee Marxuum Aadan Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa golaha wakiilladda Mamulka Puntland oo shalay kooxo dhagar qabayaal...
Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Deegaanka Tareedisho ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay codsanayaan in gurmad lala soo...
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda koofur Africa ayaa waxaa ay kulan looga hadlayay wax ka qabashada dhibaatooyinka dadka wadankaasi soo galootiga...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Ceymooy ayaa sheegay in kalluumeysatada Soomaaliyeed ay dhibaato ka haysato helitaanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho