Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Qorsheynta ee xukuumadda Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta magaalada Cadaado kulamo kula leh qeybaha bulshada,...
Kulankani ay iskugu Yimaadeen Masuulayiin ka tirsan Dowladda Somaaliya ย Madax Dhaqameedyo , ,Haween , dhaliyaro iyo Marti sharaf kale ayaa...
Waxaa maanta ย Kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Nairobi Raysal Wasaaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxwayne ku...
Kulanka ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Safaaradda Dowladda Turkigu ku leedahay magaalada Muqdisho waxaana ay mas,uuliyiintu ka wada hadleen...
20 April 2015, Muqdisho:Madaxweynaha Jamhruiyadda Federeealka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka maanta lagu...
Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleemosaarayay nabadoon ka mid ah Nabadoonada Soomaaliyeed, kaasi oo...
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil iyo xabsi ciidan ku riday askar ka tirsan ciidanka, kadib...
Ciidamada dowladda ayaa baadi goobaya kooxo hubeysan oo shalay gelinkii dambe labo askari ku dishay magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud,...
Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal, kaasi oo ay ku geeriyoodeen tiro dad...
Aqaba, Jordan 19 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda Bariga Afrika ayaa maanta si...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโadda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho