Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah u kicitimay Magaalada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa dalka...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Bashiir Macallin Cali Xasan ayaa kulan la qaatay...
Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda hawlaha guud XFS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay)...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin,...
Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF oo magaalada Boosaaso ka fuliyay hawlgal lagu xoojinayo amniga magaalada ayaa soo qabtay...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur ayaa maanta kulan kula...
Dowladda Sacuudigu ayaa shaacisay in Soomaaliya ay kaalinta 5-aad ka soo gashay dalalka sanadkan sida wanaagsan ugu adeegay xujeydooda, iyadoo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi,ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay maalinta Qarannimada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho