Dunidu waxa ay horumar ballaaran ka sameysay dhanka farsamada iyo teknolojiyada. Waxaa la hal abuuray aalado iyo aragtiyo aqoontu keentay...
Maxkamada Ciidanka Qalabka sida Ee Soomaaliya ayaa Maanta Xukno kala duwan ku Riday Dad loo haysto Dambiyo kala duwan iyadoo...
Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed oo ay wehliyaaan Ciidanka Booliska AMISOM ayaa Maanta waxaa ay Howlgalo Dad lagu...
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu Dood ka yeeshay Caqabadaha Xawaaladaha Soomaaliyeed ka haystay la shaqeynta Bangiyada Dalka Mareykanka oo...
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka ka jira ayaa Maanta waxaa ay soo Gaareen magaalada Muqdisho iyadoo si Diiran ay Air borka...
Hooyadaan Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Bahjo Xuseen Axmed ayaa maanta waxaa ay Sadax Caruur ah oo Wiilal ah ku dhashay...
Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool oo xafiiskiisa kula shiray qeybaha bulshada, saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo maamulka degmada ayaa...
Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa codsaday in bulshada laga caawiyo sidii looga haqabtiri lahaa adeegyada aas aasiga u...
Mudaneyaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka kaga hadli doono cod u...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho