Wiil Soomaaliyeed ayaa lagu xiray gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka kaddib markii lagu eedeeyay inuu u hanjabay saraakiil ka tirsan...
Taliyaha hoggaanka socdaalka iyo jinsiyadaha dalka Gen. Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud ayaa sheegay in Midowga Yurub uu ka taageerayo Soomaaliya dib...
Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa sheegay in tallaabada ugu horreysay ee ay dowladdu qaadeyso in ay tahay sidii tirakoob saxan loogu...
Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo isir naceybka islamarkaana ay soo qaban qaabiyeen xisbiyada siyaasada ee ka jira Dalka koonfur...
Munaasabadani oo aheyd Mid loogu Dabaal dagayay Sanad guurada 4-aad Ee idaacadda Risaala ayaa galabta lagu qaqtay Hotelka SYL Ee...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka dalka. Barnaamijka ayaa...
kulan Muhim ah oo ay kasoo qeyb galen in ka badan 200 qofood ayaa lagu qabtay hotelka Muqdisho Gust House...
Banaanbaxaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Gauteng ee dalka koofur Africa iyo ururada ka shaqeeya arimaha...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalkaee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii...
Kulan looga hadlayay sidii garoon diyaaradeed iyo deked loogu hirgelin lahaa magaalada Baraawe ayaa lagu qabtay islamagaaladaasi. Kulanka ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furey Madasha 9-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo sanadkan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, isaga oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho