Mogadishu, 11 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa maanta kulan la qaatay...
Wasiirka amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in hay’adaha ammaanku ay ka hortageen dhowr isku day oo ay...
Xaaladda Caafimaad ee wariye Farxaan Suleymaan Daahir oo ay shalay koox hubeysan ku dhaawaceen degmada Hodon ayaa soo hagaageysa, isagoo...
Roob ayaa ka da’ay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayadoo ay ku diirsadeen dadka degaanka oo jiilaal ku jiray...
Mogadishu, 11 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ciidanka ammaanka waddanka Masar ayaa gacanta ku dhigay doon ay la socdeen dad tahriibeyaal ah oo cilladowday xilli ay ku...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda degmada Cadaado ee gobolka Galguduud. Socdaalka...
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad “Anas” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in gacanta ku dhigeen saddex...
Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay fal isku day dil ah oo la doonayay in lagu qaarajiyo Wariye...
Wasaaradda caafimaad ayaa sheegtay in si deg deg ah ay wax uqa banayso arrimaha la xariira dawooyinka aan tayada lahayn...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho