Muqdisho, April 6, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay degmada Caabudwaq ee...
kulankaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradaas waxaana ka qayb galay...
Kulankan ay Muqdisho ku yeesheen odoyaasha dhaqanka, waxgaradka iyo aqoonyahanka ka soo jeedda degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa looga...
06 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo...
Shirka Wasiirada Cayaaraha ee Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti, kaasi oo looga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in go’aanada siyaasadeed ee ay dowlada Soomaaliya ka qaadaneyso dalalaa Caalamka aysan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuum...
Allaha u naxariisto waxaa maanta Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Baantuu) oo ka mid ahaa mudaneyaasha Baarlamaanka...
Shir ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Ururka Caalamiga ah ee caafimaadka xoolaha (OIE), Hay’adda Qaramada Midoobay...
Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed ayaa tababar socon doono muddo shan cisho ah waxa uu maanta u furay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho