05 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay xubno ka...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay magaca mid ka mid afartii qof ee weerartay jaamacadda magaalada Garissa oo...
Munaasabadan oo tababar loogu soo xiryay 17 Xeer ilaaliye oo mudoo Lix bilood ah qaatay tababar ayaa waxaana ka qeyb...
Iyadoo lagu wado in Kalfadhiga 6 aad Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu furmo bartamaha bishan Abriil ayaa maanta kulan looga hadlayey...
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan qaar kamid ah Wasiirada maamulkiisa oo maalmihii...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalintii afaraad howlo shaqo u jooga magaalada...
Munaasabad lagu xusayay dib u howlgelinta Warbaahinta Qaranka, isla markana dib loogu furayay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa...
Qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Kenya ayaa waxa ay hambalyo u direen Madaxda iyo howlwadeenada...
Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay in ay garab istaagaan Dowladda, isla markaana ay bixiyaan lacagaha canshuurta ah si dowladdu ay...
Munaasabada oo si heerkeedu sareeyo loo soo agaasimay isla markaana loogu dabaal dagayay 4 sano guurada ka soo wareegatay markii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho