Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane, C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa maanta magaalada Roma ee dalka Talyaaniga kula kulmay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii bahalnimada ahaa ee Kooxda UGUS ku...
Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa la wareegay Sadaxda Dabaq ee uu ka koobanyahay Dhismaha Hotelka Maka...
Kulankan ay Xildhibaan Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe la qaadatay qeybaha bulshada ee ka soo jeedda Jubbooyinka ee ku nool magaalada...
M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, R.wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C.rashiid iyo Xubnaha Labada Gole ee dowladda...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xiriir walaalnimo oo qoto dheer, mid bulsho oo soo jireen ah iyo darisnimo dhuleed oo dhow...
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Sharm El Sheikh kusoo dhaweeyay dhigiisa dalka Masar Cabdifatah Sisi iyo mas,uuliyiin kale...
Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa soo gaba gabeeyay howgalka Hotel Maka Al Mukarama ay ka sameeyeen...
Waxaa maanta tababar soconayey mudo 30 maalin ah loo soo geba gabeeyey arday tiradoodo dhan tahay 18 ayaa kuwaasi oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay aad uga walaacsantahay dagaalada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho