Abu dhabi- UAE, March 25, 2015 Dr. Abdisalan Hadilye Omar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta maalgashigashiga ee Soomaaliya oo maalmahan...
Kormeerkani maanta magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay uu ka sameeyay Guddoomiyaha gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu...
Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta loo soo gabo gabeeyay siminaar ku saabsanaa...
Wafdigani ka socday Bankiga Islaamka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, waxaana si weyn magaaladaasi ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan...
Bulshada ku dhaqan magaalada Dhuusa Mareeeb Ee Xarunta Gobolka galgaduud ayaa waxaa ay si diiran u soo dhaweeyeen booqashadii uu...
kulankaan oo ahaa mid wada tashi ah ayaa waxaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana uu ujeedkiisu ahaa sidii ay...
Safiirka dowladda turkiga ee Somalia mudane Olgan Baker ayaa manta booqasho ku tegay xarunta wayn ee jaamacadda SIMAD. Safiirka oo...
Muqdisho, March 25, 2015..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay Midowga Yurub...
Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto isbadallo xagga horumarka ah, kaddib markii xaafado...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho