Madaxweyanaha Mareykanka Barack Obama ayaa canbaareeyay weerarkii lagu qaaday jaamacadda Gaarisa ee dalka Kenya. Obama ayaa si kulul u cambaareeyay...
Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka warbixiyay howlgal ay ciidamada badda ee maamulka Galmudug ku soo qabteen Dooni...
Ururka Suxufiyiinta Qaramla Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaaraayay xarigyo is xig-xiga oo labo weriye xabsiyada Muqdisho iyo Berbera loogu...
02 April 2015, Muqdisho--Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa uga tacsiyeeyay Madaxweynaha Jamhuriyadda Kenya Mudane Uhuru...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay soo bandhigtay istaraatiijiyad cusub oo ka dhan ah argagixisada Soomaaliya, taasoo sahleysa soo...
Ciidamada Ammaanka ee dalka Kenya ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii ay ka wadeen jaamacada magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi-Bari Kenya,kaasi...
Barnaamijka kulanka todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV waxaa marti ku ah todobaadkaan wasiirka Dastuurka ee dawladda fadaraalka Soomaaliya...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud,...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayuu Md Maxed Cabdi Xayir Maareeye waxaa uu kaga dalbaday hay’adaha Amaanka dalka in ay ...
Muqdisho, 02. April, 2015.... Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra'iisul...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho