Dadaalka hagar la'aaneed ee xubnaha machadka awgiis, Sanadka 2014 waxa uu Machadka Heritage u ahaa sanad guuleed oo wax soosaar...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku joogay maalmihii la soo dhaafay deegaannada maamulka...
kulankani Guddooomiyaha golaha shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu la qaatay safiirka cusub ee dowladda Norway ay u...
WARSAXAAFADEED Doha, Arbaco 18 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku...
18 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub...
Guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed Cabdullaahi Axmed Tarabi ayaa kulan qado sharaf ah ugu sameeyey gudaha magaalada Muqdisho mas’uulyiintii hore ee...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo la soo gaarsiiyay Warbaahinta...
Dad danyar ah oo ku dhaqan Degmada Guriceeel Ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa Deeq Gar gaar ah Gaarsiisay Hay,adda...
Shirkaan wadatashiga Cadaalad helista da yarta aan qaan gaarin Ee Soomaaliyeed iyo hirgalinta hashiiska caalamiga ah ee Dhawrista xaquuda caruurta...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta guddoomay qalab caafimaad oo ay ku deeqday dowladda Australia. Dr. Cabdiweli...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho