Wasiiru dowlaha Arrimaha Bay'ada ee Xafiiska Raiisulwasaaraha Prof. Burci Maxamed Xamza oo dalka ku soo laabtay kadib markii uu ka...
Maamulka Degmada Xamar Jabjab oo kaashanaya shacabka Degmada ayaa waxaa uu bilaabay olole nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda Degmada....
Maxkamada ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya faraceeda Gobolka Hiiraan ayaa Xukunno ku riday 10 Askari oo ka tirsan Ciidanka Qalabka...
Linkiga hoose ka fiiri Warsaxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Ee Xukuumadda Soomaaliya. Warsaxaafadeed_WXDD PDF1
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji...
Wafdigani uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Dalka Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, iyadoo si...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar kula kulmey Madaxweynaha...
Kulankan lagu sagootinayay Haween ka kala yimid Gobolada Dalka, isla markaana ka qayb qaatay Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da...
Kulan ay isugu yimaadeen haweenka ku dhaqan Muqdisho ayaa ujeedkiisu ahaa sida hawenka ku nool Qaaradda Afrika ay u sameysan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka gobalka iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho