Tartan isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada ayaa loo qabtay cayaartooy ka socotay labo waax oo ka tirsan degmada Warta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa ka qeyb galay macshruuca dalkaada dhiso, kaasi...
Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale Qaaddiid ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar. Mamulka Gobalka Karkaar, kan...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo xalay gaarey magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa ka maanta ka qeybgalay Siminaar lagu...
Iyada oo la tixraacayo heshiiskii Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed...
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in wiil Soomaali ah xalay lagu diley magaalada Cape Town ee dalkaasi...
Markabkan oo si xad dhaaf ah loogu raray Lo' ayaa ku quusey meel ku dhow xeebta Raas Al-Xadda koonfurta gobolka...
Jaamacadda Jazeera iyo Jimciyadda Asal ayaa siminaar lagu baranayay hal’abuurnimada ugu soo gabo gabeeyay xarunta 3-aad ee Jaamacadda 250 arday...
Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyay biyo la’aan ka jirta degaanno ka tirsan Gobolka Mudug, kaddib socdaal ay ku...
Dowladda Soomaaliya ayaa saaka caafimaad dibadda ah u qaadey qaar ka mid ah dadkii dhaawacyada culus ay ka soo gaareen...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho