Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo saaka Dil ku fulisay askar Ciidanka Xooga ka tirsanaa{DHAGEYSO+SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo saaka Dil ku fulisay askar Ciidanka Xooga ka tirsanaa{DHAGEYSO+SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukunka Dilka ah Ee Saaka ay Fulisay Maxkamada Ciidanka qalabka sida Ee Soomaliya ayaa waxaa lagu Fuliyay labo askari oo ka tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed kuwaas oo lagu soo Eedeeyay in ay Dil u geesteeen Dad shacab ah Fulinta Xukunka ayaana waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidanka Qalabka Sida Gaashanle Sare Liibaan Cali Yarow iyo Sidoo kale Gudoomiyaha Maxkamada darajada koowaad Ee Ciidanka Gaashanle Dhexe Xasan Cali Shuute.

Maxkamada ayaa ku heshay Cabdi Raxmaan Ciise Axmed 20 jir ah kana tirsanaa ciidanka Xooga Dalka in uu si ula kac ah u dilay Marxuum lagu Magacaabi jiray Siciid Dhiblaaawe Siyaad  29 bishii sideedaad 2012kii Halka Cabdulaahi cali Cabdi Cigaal oo isna ka tirsanaa Ciidanka Xooga lagu Helay in uu  si ula kac ah u dilay Marxuumiinta kala ah Maxamuud Xuseen Cabdi Iyo Marxuumad Sahro Sheikh Cumar .

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida gaashaanle Dhexe C/laahi Xuseen Maxamed  ayaa saxaafadda u aqriyay Xukunka iyo Qaabka uu u dhacay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO SHIRKA JARAA,ID 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/03/XEER-ILAAALIYE-XIGEENKA-Maxkamada-Ciidamada-sare-ee-Ciidanka-Qalabka-sida.mp3

vlcsnap-2015-03-24-08h40m41s15 vlcsnap-2015-03-24-08h40m44s35 vlcsnap-2015-03-24-08h40m51s110 vlcsnap-2015-03-24-08h41m00s199 vlcsnap-2015-03-24-08h41m08s22 vlcsnap-2015-03-24-08h41m10s45 vlcsnap-2015-03-24-08h41m16s106 vlcsnap-2015-03-24-08h41m19s133 vlcsnap-2015-03-24-08h41m28s228 vlcsnap-2015-03-24-08h41m31s253 vlcsnap-2015-03-24-08h41m38s66 vlcsnap-2015-03-24-08h41m39s81
vlcsnap-2015-03-24-13h21m32s31

vlcsnap-2015-03-24-13h21m46s190

Sawir:-Qaade Maxamed Ibraahim Raage

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 23 03 2015

Next Post

Hiiraan: Askar AMISOM ka tirsan oo xaflad sagootin ah loo sameeyay

Next Post
Hiiraan: Askar AMISOM ka tirsan oo xaflad sagootin ah loo sameeyay

Hiiraan: Askar AMISOM ka tirsan oo xaflad sagootin ah loo sameeyay

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In