Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Kooxda Burcad badeeda ay sii daayeen ilaa 4 Ruux oo ay haysteen...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Adan Ibraahim ayaa heshiis sadex geesood ah kula saxiixday magaalada Addis Ababa Bangiga...
Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayey xil-wareejintii Wasaarada oo maanta Muqdisho ka dhacday...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China u...
Maleeshiyada Alshabaab wali kama daalin daadinta dhdiigga dadka Soomaaliyeed. Qaraxii jimcihii tagay kooxdu ka geysatay masjid ku dhex yaalla Central...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika iyo Booliska xukumadda Koonfur Afrika ayaa si wadajir ah uga hadlay marxaladihii ugu dambeeyay...
Aqoon yahano Soomaali ah oo Kaashanaya Wasaarada Horumarinta Adeega Bulshada Bulshada ee Dowlada South Africa ayaa 80 ruux oo ka...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweysay Magacaabista H.E. Katherine Simonds Dhanani inay noqoto Danjirihii ugu horeeyay ee Mareykan...
Isbitaalka Alnuur iyo Hay'adda AlBasar ayaa maalintii Sadaxaad ka wadaย isbitaalka weyn ee koofurta Galkacyo howlo isugu jira indha fiiqis iyoย daweeynta...
25 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley xarunta madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho