Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed “Odowaa” oo...
Wasiirka cusub ee wasaaradda Amniga Gudaha mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa maanta xilka wasaaradda si rasmi ah ugala wareegay, wasiirki...
Wiil Soomaali ah ayaa lagu dilay gobolka Alberta ee dalka Canada, kaddib markii kooxo hubeysan oo aan la garan ay...
Isagoo u waramayay laanta af-Soomaaliga ah ee idaacada BBC-da, madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomalia mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay...
Gudoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho jeneral Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab ayaa dowladda iyo shacabka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuiryadda...
Xaflad si wacan loo soo agaaasimay ayaa caawa lagu qabtay degmadda Xamar jajab ee Gobolka Banaadir taas oo Looga dan...
Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in heshiis hor u dhaca laga gaaray dagaalkii ka dhacayay...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka dowladda aynu walaalaha...
Bataliyankii labaad oo ka socoda dalka Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa waxaa ay maanta soo gaareen magaalada Beledweyne...
Isagoo marti ku ahaa Barnamijka Kulanka Todobadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada...
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...
Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho