Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay maleyshiyaadka u dagaalamaya kooxda Al-Shabaab in ay nabadda qaataan...
Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasaaradda Maaliyadda weydiistay in ay wax ka qabato qiima dhaca ku yimid lacagta Shilin Soomaaliga...
Mas’uuliyiin uu hogaaminayo Guddoomiyaha Saddexda Gole ee Ahlu Sunna Waljamaaca ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimada gobollada Mudug iyo...
Akhristayaal waxaan halkaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada kulan maanta magaalada Muqdisho ay kula qaadatay marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro...
Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Idriss Arnaoud Ali, oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya habeen ka hor...
Tababarkani oo ahaa mid lagu baranayay kaalinta haweenku ay ka qaadan karaan dib u heshiisiinta iyo nabadeynta bulshada Soomaaliyeed islamarkaana...
Muqdisho, 14, Feb, 2015...Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulan...
Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan labada gole...
Odoyaal,waxgarad,culumaa’udiin iyo dhalinyaro ku sugan dalka ayaa Kenya ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamay gobolada Hiiraan iyo Galgaduud in ay...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo maanta si rasmi ah xilka ugala wareegtay Wasiirkii Hore ee Caafimaadka waxaana...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...
Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho