Munaasabadahan oo xilalka ay kula wareegayeen wasiirada gaadiidka iyo duulista hawada, iyo bacdanta iyo batroolka ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Munaasabadan maamulka Isbitalka dhexe ee Cadaado lagula wareejiyay qalabkan caafimaad ayaa waxaa ka soo qaybgalay bahda caafimaadka, mas'uuliyiin ka tirsan...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait oo maanta booqasho ku tegay safaaradda Jabuuti ee dalkaasi ayaa tacsi u diray shacabka iyo...
Maamulka Hey’adda Shabeelle Foundation iyo Wazda ayaa booqday xarunta xanaanada caruurta agoonta ee deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ujeedada...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna ku simaha Ra’iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa Maanta waxaa uu kulan la...
Ku simahada Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa hambalyo u direy Ciidanka Cirka Soomaaliya...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta tagay xarunta safaaradda dalka Jabuuti uu ku leeyahay magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho,...
Munaasabadahan ay xilalka kula wareegayeen Wasiirada Cadaaladda, Dastuurka, Waxbarashada iyo Tacliinta sare, ayaa waxaa ka qeybgalay ku-simaha Ra’iisul wasaaraha, Xildhibaanno,...
Munaasabada 55- Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka Cirka Soomaaliya oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga...
Guddigga loo saaray dib u heshiisiinta iyo nabadeynta dhinacyadii ku dagaalamaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee barrtamaha Soomaaliya ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...
Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho