Siminaarkan oo socday muddo 9 cisho ah, islamarkaana lagu baranayay wadaniyadda oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda ASAL, ayna ka...
Mogadishu, March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo ah...
Kulanka oo ahaa mid looga doodayay qaabka ugu wanaagsan Ee Dalka loo gaarsiin karo nidaamka Federaalka iyo sidoo kale dhameystirka...
Munaasabad maanta lagu qabtay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho oo ay kaqeybgaleen mas’uuliyiinta ciidamada xooga dalka iyo saraakiil ka socotay...
Tababarkani oo socday hal maalin islamarkaana loo qabtay in ka badan 500 oo arday oo ah kuwa ka qalin jabiyay...
Mashuurcani lagu hirgalinayo Leerarka korontada ah ee ku shaqeeya cad-ceeda (Solar System) ayaa waxaa iska-kaashanaya dowladda Norway iyo maamulka gobolka...
Ganacsato Soomaaliyeed oo Dhawaan Boob Hantiyadeed Loogu geystay Deegaano Hoos Yimaada Magaalada Cape town ayaa dib u howlgalinaya goobihii ganacsi...
Mogadishu, March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa kormeero ku tagay degmooyin ka tirsan Gobolkaasi, isagoo u kuur galayay...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminayey ee tagay magaalo madaxda maamulka Jubba-land ee Kismaayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa xarunteeda dhexe ee Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu saaray qiimeynta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho