https://www.youtube.com/watch?v=HIzhQ_djy-Q
Sawir Qaade: Axmed Cali Kaahiye
BY: Liibaan Cabdi Cali Magaciisa oo buuxa waa Raccep Tayyip Erdogan. Waxa uu ku dhashay magaalada Istanbul 26-kii February 1954....
Wasiirka Beeraha ee maamulka KMG ee Koonfur galbeed Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa shaaca ka qaaday in...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si rasmi ah xariga uga jaray isbitaalka digfeer ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ka...
Waxay Soomaaliya ka soo kabanaysaa hadimooyinkii gaadhay ciidamada Qalabka sida ee Soomaliyana, waxay si wadajir ah ula hawlgalayaan kuwa midowga...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in booqashada wafdiga Madaxweynaha Turkiga ay Soomaaliya u tahay mid...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Recep Tayyip Erdoğan ayaa si wadajir ah xariga uga jaray Terminal-ka...
Madaxweynaha dalka Turkgia Recep Tayyip Erdoğan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in booqashada Madaxweynaha Turkiga uu yahay mid taariikhi ah,...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho