Magaalada Jowhar ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow uu dab ka kacay, waxaana socda dadaallo lagu deminayo. Dabka ayaa...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay wadahadallada u dhaxeya madaxda Qaranka iyo...
Munaasabadaan casho shaarafta ah ee uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobolka Benaadir, laguna soo dhayweynayay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, isla...
Muqdisho, Feb.5,2015....Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra'iisul...
R/wasaare Cumar C/rashiid ayaa sidi la filayaba goor dhaweyd ku dhawaaqay xubnaha golihiisa wasiirrada. Hoghayaha joogtada ee xafiiska R/wasaaraha Maxamed...
Siminaarkaan oo lagu baranayay Sida loo daweeyo Cuduradda ku dhaca Carruurta ka yar shanta sano ayaa loo qabtay ku dhawaad...
Xarunta madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka socda qaban qaabada munaasabadda uu R/wasaaruhu ku soo dhameeystirayo xubanaha...
Xiriiriyaha Arrimaha Biniโaadannimada QM ee Soomaaliya Philipe lazzarini, U qaybsanaha Soomaaliya Hayโadda Caafimaadka Adduunka WHO iyo Masโuuliyiin ka socotay Wasaaradda...
Munaasabadd lagu taageerayay Musharrax Axmed Macalin Fiqi oo u taagay qabashada xilka madaxtinimo ee Gobolda Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikg Maxamuud ayaa maanta kulan Xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland...
Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho