Shir looga hadlayay go’aamo cusub oo ay soo saartay Wasaaradda Xajka ee Dowladda Sacuudiga ayaa lagu qabtey xarunta Xafiiska Arrimaha...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulsha Dr. Ali Haji Adam Abubakar ayaa ka qayb galay kulanka 60aad ee Golaha Wasiiradda...
Wadanka Algeria waxaa si rasmi ah uga furmay fadhiga 36-Aad ee shirka midowga baarlamaanada Carabta oo ay sanadkan marti gelineyso...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa hambalyo u diray dhammaan xubnaha kooxda Soomaalida iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the...
Ciidanka booliska Saldhigga degmada Garasbaaley ayaa soo qabtay labo nin oo ku eedeysan inay dhaawac iyo dhac ka geysteen xaafado...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa...
Ciyaaraha xagaaga ee Soomaalida Mareykanka ayaa ka furmay Columbus Ohio, waxaana ciyaarta lagu daahfuray kooxaha Young Afican iyo Ohio United,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-gobaleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa maanta kulan mira dhal ah laqaatay, saarkiisha ciidanka difaaca Kenya...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...
Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho