Ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Beydhabo ee ay ku dhinteen laba wariye qaar...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday...
Mudaneyasha Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda, ayadoo ku kulmaya xaruntooda magaalada Muqdisho. Maalmihii la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo galabta lagu qaaday makhaayad ku taalla...
Kulankani qadada ah Ee Marwada koowaad Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ee Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ay maanta u sameysay...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel iyo wafdiga uu hogaaminayo oo howlo shaqo...
in kabadan 10-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxyo ismiidaamin ah oo galabta lala eegtay maqaayad ku taala bartamaha magaalada Beydhabo ee...
Wararka ka imaanaya magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in goor dhaweyd Qaraxyo bahalnimo ah lala eegtay goob...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho