Diyaaradaha aan cidna wadin ee Drones-ka loo yaqaan ayaa lagu soo waramayaa inay duqeyn u geysteen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen...
Muqdisho, 31 January, 2015....Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha...
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee ka howlgalla gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa tababar ku saabsan dhowridda xaquuqda...
Wasaaradda Caafmaadka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ku guuleysatay ka mid ahaanshiyaha waddamada uu Hoos...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabak ee magaalada Muqdisho ayaa ogolaaday codsiga Ra’iisul...
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh ayaa u sheegay wakaaladda wararka Anatoly ee dalka Turkiga in dowladdiisu ay horumarro ka sameysay la...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo baarlamaanka hortagay ayaa khubad uu u jeediyay...
Shirka barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay xarunta golaha shacabka, kaasi oo uu shir guddoominayo Guddoomiyaha baarlamaanka...
Mogadishu, 31 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wakiilka midowga Yurub u qaabilsan geska Afrika Alexander Rondos, iyo danjiraha Midowga Yurub, Michele Cervone d'Urso, ayaa walaac ka muujiyay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho