Muddo 25 sano kaddib ayaa Soomaaliya waxa ay ka qeyb gashay bandhiga buugaagta Caalamiga oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada...
Dadka ku dhibateysnaa degmada Maxaas ee gobolk Hiiraan ayaa Maamulka degmmadaasi u qeybiyay deeq raashin ah oo isugu jirta bur...
28 January, 2015, Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka degey...
Hibo Jaamac Cabdulle “Dhegabadan” waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan magaalada Muqdisho, taasoo uu cudur halis ah uu kaga dhacay...
Ciidamada Qalabka sida iyo kuwa Amisom ee ku sugan Jubooyinka ayaa isku balaarinaya deegaano fara badan oo jubooyinka ka tirsan...
Ciidamadani tababarka maanta loogu soo xiray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa tababarkoodu u socday muddo, iyadoo ciidamadaasi ay...
Xildhibaannada baarlamaaanka Somalia ayaa kulankii maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga dooday dhismaha guddiga madaxa banana ee doorashooyinka, waxaana...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa xafiiska Bankiga aduunka...
Musharax utaagan xilka madaxtinimo ee maamulka g\dhexe Xasan Maxamed Nuur Qalaad oo manta soogaray degmada guriceel ayaa si weeyn waxaa...
TAR : 28/01/2015 Gunsulka guud ee dawladda Federaalka ah Soomaaliya u fadhiya magaalada Caden ee dalka Yemen Axmed Cabdi Xassan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho