Dabeylo xoogan oo qasaare dhalayaay ayaa ku dhuftay Deegaanka Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, ayadoo ay socdaan qorshayaal mamaulka...
Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegey in uu si weyn u taageersanyihiin qaabdhismeedka golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, iyagoo balan qaaday...
Guddoonka Barlamaanka Federaalka Somalia, ayaa go’aamiyey in horraanta todobaadka soo socda Ra’iisul wasaaraha Somalia uu Barlamaanka hor keeno golahiisa wasiirrada...
Kulankan lagu soo dhwaynayey wasiirka warfaafinta Hidaha iyo Dalxiis mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo wasiirku xigeenka wasaradda mudane Cabdulaahi...
Kulankan oo ah mid todobaadle ah oo ay isugu yimaaday gudoomiyaasha degmooyinka iyo maamulka gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta markii...
Kulankani oo looga hadlayay waxyaabaha ka taagan Qaar ka mid ah gobaladda Koonfur galabeed ee Soomaliyeed oo xaaladdo Bilaadinimo iyo...
Kulankan oo ah mid todobaadle ah oo ay isugu yimaaday gudoomiyaasha degmooyinka iyo maamulka gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta markii...
Mogadishu, Monday 12 January: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si buuxda u taageeray Golaha Cusub ee...
Wararka ka imaanaya Magalada Kismaayo Ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in Mas,uuliyiinta Mamaulka KMG ah...
Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa llaga soo sheegaya Xaalad Biya la.aan ah iyadoo dadka ku dhaqan Degaanadaas ay Cabasho...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho