Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka wada qeyb galeen Madaxda gobolka Banaadir iyo marti sharaf kala...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay booqasho ku tagay degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa kormeeray cisbitaalka...
Munaasabad lagu maamuusayay isdhexgalka bulshada iyo soo dhaweynta sanadka cusub ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir....
1-dii janaayo ee sanadkii tagay 2014 –ka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyey Miisaaniyadda Seddexdii Bilood Ee Ugu Horeysa Sanadkaasi taasi oo...
Jamacadda Maakhir University ee Magaaladda Badhan ayaa dafcadii ugu horaysay ilaa iyo intii Jamacadda albaabadda loo furay sanadii 2010 Dafcadan...
Wasiirka Amniga ee maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Daahir Muxumad oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Cadaado ee gobolka...
Kulanka Barlamaanka oo uu maanta shir guddoominayey gudomiye ku xigeenka kowaad Barlamaanka Mudane Jaylaani Nuuur Iikar ayaa ugu horayn waxaa ...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho