Muqdisho, January 11, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid ayaa caawa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, kadib markii uu...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa caawa ku dhawaaqay golaha Wasiirada. Munaasabad kooban...
Golaha Wasiirada ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda si rasmi ah loogu dhawaaqo, iyadoo ay iminka xafiiska Ra'iisul wasaaraha...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay gaar ahaan Xafiiska UNSOM ee Baydhabo oo maanta booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta...
Ciidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyay xaafado ka mid ah magaaladaasi, kaddib markii xalay...
Gudoomiyaha gobolka Galgaduud iyo Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi ayaa maanta waxaa ay kormeereen xarumaha maamulka Gobolka ee ku yaalla degmada...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka qeyb galay xafladd xilka loogu wareejinayey Gudoonka cusub...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Soomaaliya waxa ay dadweynaha Soomaaliyeed u heysaa fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda. Hadaba qofkii daneynaya...
Wakiilka gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa...
Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Soomaaliya waxa ay shacabka Soomaaliyeed u heysaa shaqooyin banaan oo ilaa iyo afar ah, kuwaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho