Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland soo gaaray wefti balaaran oo uu hogaaminayo Safiirka Imaaradka Carabta u fadhiya Dalka...
Munaasabad Balaaran oo ay ka qayb galeen Mas,uuliyiin kala duwan sida Maamulka jaamacada Hormuud University Maamulka Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Waalidiin...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Cod u qaaday xiliga Codka Kalsoonida loo qaadayo golaha wasirirada Xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare...
Munaasbadaan tababarka loogu soo xirayay ilaa iyo 30 Bad-maax oo muddo lix maalin siminaar ugu socday Muqdisho, isla markaana ay...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka doodaya codsi uu u soo gudbiyey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Somalia oo ku aaddan in...
Dalka Rwanda oo jaaliyadda Soomaaliyeed ay ku shirayeen ayaa saakay ka qeyb galayaasha shirkaasi oo ah kaalinta qurba joogta Soomaaliyeed...
Deeqdani dawada ah ee Dowladda Soomaaliya ay kala wareegtay boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa loogu talo galay in lagu caawiyo...
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in uu soo booqan doono Soomaaliya taas oo ah...
Xildhibaanada baarlamanka Somalia ayaa maanta go’aamiyay in la sameeyo guddi Baarlamaani ah oo la dagalama musuqa ayagoo dhanka kale guda...
Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...
Waxaa maanta Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga saameynta Super El...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho