Madaxweynaha maamul-goboleedka Koonfur/galbeed, Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ku dhawaaqay qayb kale oo ka mid ah golihiisa wasiirrada....
Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta Magaalada Muqdisho qado sharaf waxa uu ugu sameeyay Arday Naafo ah oo isugu...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda boqortooyada...
Codeynta ayaa soo ifbaxay dhammaadka maalintii ugu dambeysay ee sannadkii la soo dhaafay ee 2014-ka, waxaana soo qaban qaabiyey Jaaliyadda...
Wasaaradda Caafimaadka oo baaritaan ku sameysay muwaadin Soomaali ah oo Warbaahinta qaar ay ku sheegeen in uu qabo cudurka Ebola...
Munaasibad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeenna Muxamad (NNKH) ayaa lagu qabtay degmada Caabuq-waaq ee gobolka Galgaduuud. Culimaa’udiinka degmada iyo qeybaha bushada...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-1-2015 magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland...
Ardaydaan oo dhigta Jaamacadda Muqdisho ayaa u fariisatay imtixaanka lixda bilood ee ugu horeeya ee Jaamacadda (Semester one) kuwaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho