Kulanka dhexmaray Raโiisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, mudane Cumar C/rashiid Cali iyo Danjiraha Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya mamadu Sidiku...
Mogadishu, 03 January 2015 โ Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Xaflad si heersare loo soo agaasimay ayaa maalinti shalay aheyd oo ay taarikhdu ku begneyd 02-01-2015 lagu qabtay magaalada Muqdisho....
Tartan isboorti oo lagu xoojinayay isdhexgalka bulshada oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Degmada Xamar weyne ayaa shalay gelinkii dambe...
Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa uu ka hadlay Dadka...
Warsaxaafadeed ย Kulankii 34AAD oo aay isugu yimid guddiga farsamadda maamul usameeynta GoboladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug oo uu shir gudoominayay Gudoomiye...
Maamulka Iyo Ardayda jaamacada Jasiira Ee Magaalada Muqdisho ayaa Shalay waxaa ay Deeq Daawooyin ah Gaarsiiyeeen Dad barakacayaal ah oo...
Cabdulqadir Gabeyre Farax oo ah Aqoon yahan Soomaaliyeed oo Mudo badan deganaa wadanka Polanad ayaa waxaa uu dhawaan ku guuleystay...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa maanta hakisay dhaqan galka sideed qodob oo ka mid ah sharciga muranka dhaliyay ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho