Xuska 12-ka bisha Mowliid oo ah dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH oo maanta lagu qabtay magaaladda Muqdishoย waxaa ka qeyb galay...
Raashiinkan oo loogu talagalay dadka ku nool degmooyinka Buulo-Burde iyo Maxaas oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo kamid ah magaalooyinka...
Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa sheegay inay muhiim tahay in la hubsado wararka idaacadaha...
Munaasabad ay ka qeyb galeen maamulka Jaamacadda Banaadir, dhaqaatiir, arday, xildhibaano iyo masuuliyiin kale, xarigana looga jarayey Isbitaalka tacliimiga ah...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda ciidamada XDS iyo howlgallada ay...
Drย Axmedย Cali Daahir xeer ilaaliyaha guuud ee Qaranka ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo oo...
Maamulka gobolka Galgaduud ayaa wada mashaariic dib loogu dhisayo adeegyadii danta guud ee ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay. Gudoomiyaha...
Ciidanka XDS ayaa ku guuleeystay iney raashin gaar gaar ah gaarsiiyaan dad ay maleeshiyaadka Shabaab ku goโdoomiyeen deegaano ka tirsan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho