Tuesday, July 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gen Muungaaab”Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka Gobolka ayaa iska kaashanaya Nadaafada”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gen Muungaaab”Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka Gobolka ayaa iska kaashanaya Nadaafada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka ayaa Xalay waxaa uu Kormeeeray Qaybo ka mid ah Wadada makah al Mukarama oo ay ka socdaan olole nadaafadeed oo Qashinka looga qaadayo Wadadaas.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu Goobaha uu kormeeray kula kulmay shaqaalaha Nadaafada ka wada Wadada oo uu ku Bogaadiyay shaqada ay hayaan waxaana uu Gudoomiyuhu socod ku maray Laamiga Sayidka ilaa Isgooska Dabka Iyadoo la arkayay Gawaarida Qashinka qaada oo Howsha halkaa ka wada.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi  Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi  Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

July 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXDS   oo dhiirrigelin ugu tegay Ciidamada ku sugan Wargaadhi

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXDS   oo dhiirrigelin ugu tegay Ciidamada ku sugan Wargaadhi

July 7, 2026

Muungaab oo Saxaafada kula hadlay Halka ay ka socotay Howshaas nadaafadeed ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Hoose Ee Xamar iyo shacabka Magaalada oo is kaashanayaa ay Dar dargalin ku sameeyeen Ololaha Nadaafadeed Ee Casimada ka socda waxaana uu shacabka ka codsaday in ay kala shaqeeyaan Maamulka nadaafada oo ah Bilicda Magaalada.

“Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka in ay iska kaashadaan ayay ku soo Noqo kartaa Quruxda Magaalada iyo in qashinka laga sifeeeyo Runtii Waxaan Xiriir la sameynay Shirkado Soomaaliyeed oo aan weydiisanay in ay naga Gacansiiyaan Howshaan Nadaafada ah Dowladda hoose awoodeedaa yar Muqdisho aan quruxdeeda si wada jir ah u soo celino “ayuu yiri Muungaab.

Previous Post

Mudane ka tirsan baarlamaanka Somalia oo soo dhaweeyay Magacaabista Golaha wasiirada Cusub.

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi  Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi  Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

July 7, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXDS   oo dhiirrigelin ugu tegay Ciidamada ku sugan Wargaadhi

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXDS   oo dhiirrigelin ugu tegay Ciidamada ku sugan Wargaadhi

July 7, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo ka qeybgalay kulan ay soo agaasimeen ganacsato

July 6, 2026
0

Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In