23kii October 2009kii ayey aheyd markii dib loo howlgeliyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayadoo dib u howlgelintaasina lagu bilaabay...
Waxaa magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Ciyaaraha Soomaalida ee HIRDA Amsterdam Futsal Tournament, kaasi oo sanadkiiba...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab’ ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib Safar...
Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad caadiga ee Kalfadhiga Shanaad ee Barlamaanka, waxaana kulankaasi Barlamaanka soo saaray Qaraar ku saabsan heshiiska...
Kulanka labaad ee aan caadiga aheyn ee Kalfadhiga Shannaad ee Barlamaanka Somaliya ee ay ku yeesheen xarunta golaha Shacabka ayaa...
Fadhiga Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa lagu madlanaa in Ra'isul wasaaraha Soomaaliya uu Barlamaanka weydiisto in ay codka kalsoonida ah...
R/wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid ayaa lagu wadaa in uu saaka hor tago Baarlamanka si uu mudanayaasha u weydiisto codka kalsoonida....
Kulan Xiisa Badan oo ka tirsan Horyaalka Dalkeena Somalia ayaa Waxaa Shalay isku arkay Labada Kooxood Ee Banaadir SC iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho