Madaxweynaha J. F. S. mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay hey’adaha dowladd ineey sii laba laabaan dadaallada lagu horumarinayo...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Munaasabad lagu daah Furayay dhalashada bisha Rabiicul Awal oo ah bishii uu dhashay Dhashay Nabigeena Muxamed NNKH oo ay soo...
Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah musharixiinta u taagan qabashada maamulka la filayo in laga hirgeliyo gobollada Mudug iyo...
kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb...
Khudabdii Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ka hor jeediyey Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Guddoomiye, Guddoomiye Ku-xigeennada, Xildhibaannada sharafta leh,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke ayaa maanta waxaa horgeeyey golaha Shacabka Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Mogadishu, 24 December 2014 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mudanyaaasha iyo Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya uga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho