Munaasabad balaaran oo ay ku qalin jabinayeen dufcadii 37-aad ee ka qalin jabisa jaamacada Kenyatta ayaa Maanta lagu qabtay magaalada...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta qalinka ku duugay oo saxiixay sharciga cusub ee ammaanka Kenya,kaasoo isibedel lagu sameeyay...
Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta kulammo la qaatay safiirrada Somalia u jooga dallaka Jabuuti,...
Munaasabadda dib loogu furayay Isbitalka deegaanka Godinlabe oo 30-km jihada koonfureed ka xiga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa ka qaybgalay shir labadii maalmood ka socoday magaalada...
Mu’assasada Alminhaaj degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay u samaysay kulan qaar kamid qurbajoogta deegaanka oo ka kala...
Iyadoo bishii November ee sanadkan ay hay’adaha Qaramada Midoobay oo kala ah WFP iyo UNHCR ay soo saareen go’aan ah...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab" oo safar shaqo ku jooga Turkiga ayaa kulan la...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...
Guddoomiyaha Shacabka Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa guddiga ka dhageystay talooyin wax-ku-ool ah iyo aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho