Ciidamada ammaanka Puntland ee PMPF, gaar ahaan cutubyada Badda oo gulufyo balaaran oo isdaba joog ah ka wada baraha Puntland...
Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka ayaa yeeshay kulan shaqo oo ay ka soo qeyb-galeen dhammaan xubnaha guddiga, kulankan...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismail – Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane, Axmed Siciid Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka...
Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah goobaha barakeysan ee Magaalada Madiina...
GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED 1. Hordhac Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta meertadiisa 33-aad oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Baxreyn ayaa mar kale lagu xaqiijiyay bayaan...
Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin oo u waramayey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in la joogo waqtigii shabaab ay isu-dhiibi lahaayeen...
Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Awqaafta XFS Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Sheekh Muqtaar Rooboow Cali ayaa ka qeybgalay dood...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay Meertada 33-aad ee shirka Jaamacadda Carabta ayaa...
Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho