Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amniga ee Puntland oo gacanta ku dhigay hub sharci darro ah iyo dadkii waday

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amniga ee Puntland oo gacanta ku dhigay hub sharci darro ah iyo dadkii waday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka Puntland ee PMPF, gaar ahaan cutubyada Badda oo gulufyo balaaran oo isdaba joog ah ka wada baraha Puntland ayaa habeenimaddii xalay gacanta ku dhigay Hub sharcidaro ah, gaadiidkii wadey iyo 4 eedeysane oo watey, kuwaas oo si dhuumaalaysi ah ku soo gelinayey magaalada Boosaaso.

Hubkan sharcidarada ah oo isugu jirey noocyada kala duwan ee hubka ayay ciidamadu dhammaantood gacanta ku dhigeen, waxaana uu hawlgalku ku soo dhammaaday guul.

Related posts

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026

Taliska guud ee ciidamada PMPF waxa uu digniin adag u diray cidkasta oo ku hawlan ka ganacsiga hubka sharcidarada ah iyo dembiyada kale ee ka dhan ka ah Amniga deegaanada Puntland, ciddii falalkaasi lagu qabto waxaa la horgeyn doonaa sharciga, iyagoo mutaysan doona ciqaab adag.

Previous Post

Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka oo bilaabay diyaarinta cutubyo horleh

Next Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post
Guddoomiye Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiye Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laabtay

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 23, 2026
0

Waxaa maanta Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga saameynta Super El...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In